Badeecooyinka

NAGU SAABSAN

Dukaanka aad ku kalsoonaan karto ee Muqdisho

Qurxiye waa dukaan ku yaal Suuqa Bakaaraha, agagaarka Masjidka Daawada, Muqdisho, Soomaaliya. Waxaan ka shaqeynaa laba qaybood: qalabka elektaroonigga (taleefanno, laptops, kombiyuutarro, tablets iyo agab kale) iyo cosmetics-ka daryeelka quruxda. Waxaan bixinnaa adeeg hufan, kalsooni iyo xiriir toos ah macmiil kasta.

+252 61 130 4050

CAAWIN & XARUMAHA

Ma u baahan tahay caawimaad ama faahfaahin dheeraad ah?

Wac Qurxiye (+252 61 130 4050)

Xarunta weyn — Suuqa Bakaaraha, agagaarka Masjidka Daawada, Muqdisho

Ceelasha Biyaha

Tabeelaha Sh. Ibraahim

Waddada Maka Al-Mukarama, Hodan

Degmada Daarusalaam